Sunday, June 29, 2025
HomeWarka DibaddaKooxda TPLF oo Dhaqdhaqaaqyo Colaadeeed oo Cusub Kawada Gobolka Tigray.

Kooxda TPLF oo Dhaqdhaqaaqyo Colaadeeed oo Cusub Kawada Gobolka Tigray.

Wararka ka imaanaya gobolka Tigray ee Waqooyigaa dalka Itoobiya ayaa ku warramaya, iney halkaasi laga soo warinayo dhadhaqaaqyo dagaal oo ay waddo kooxda TPLF.

Dhaqdhaqaaqyadan ayaa ah kuwo ka dhan ah dowladda Itoobiya, waxayna kooxdani bilowday ciidan uruursi iyadoo dib ula soo baxeysa agabkeeda dagaalka.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.