Friday, July 11, 2025
HomeAll NewsKorneyl Sheegay Iney Firxad ka Yihiin Degmada Maxaas Tabarna u Heynin Dagaalka...

Korneyl Sheegay Iney Firxad ka Yihiin Degmada Maxaas Tabarna u Heynin Dagaalka Al-Shabaab.

Korneyl Cali Dhuux oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in ay xakameyn la’yihiin firxadka ay ciidankooda ka sameynayaan furimaha dagaalka ee gobalka Hiiraan.

Waxa uu carrabka ku dhuftay deegaanno badan oo ay kasoo firxadeen iyo degmada Moqokori oo goor sii horreysay xoog looga faramaroojiyay, isagoona geesta kale sheegay in hadda ay firxad ka yihiin degmada Maxaas.

Waxa uu intaas ku daray in ciidamada Dowladda Fedaraalka iyo maleeshiyaadka taabacsan uu dagaalku ku daba dheeraaday, aya niyad ahaan udaaleen, islamarkaana ay aysan heyn wax mooraal ah oo ay kusii wadaan dagaalka ka dhanka ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkaan ka Degso Warka Korneylka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.