Monday, March 31, 2025
HomeAll NewsKu Dhawaad 10 Askari oo Lagu Dilay Madaafiic Lagu Garaacay Xeryo ku...

Ku Dhawaad 10 Askari oo Lagu Dilay Madaafiic Lagu Garaacay Xeryo ku Yaalla Afgooye.

Guutada madaafiicda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay maanta weerar madaafiic ah ku qaaday, xeryo ay askarta Dowladda Fedaraalka ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose.

Madaafiicda ayaa lasoo warinayeen iney gudaha ugaleen 2 xero oo ay askarta Dowladda Fedaraalka ku leeyihiin degmada Afgooye, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo gaaray askartii halkaasi ku sugneyd.

Ugu yaraan 8 askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa la xaqiijiyay iney ku dhinteen weerarkaan kuwaas oo uu sarkaal ku jiro, halka ay ku dhaawacmeen 6 kale.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.