Thursday, May 15, 2025
HomeAll NewsKu Dhawaad 10 Askari oo Xabashida Itoobiya Looga Dhaawacay Qarax ka Dhacay...

Ku Dhawaad 10 Askari oo Xabashida Itoobiya Looga Dhaawacay Qarax ka Dhacay Bakool.

Tafaasiil dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qarax ah oo maalintii shalay lala beegsaday, ciidamo katirsan Dowladda Xabashida Itoobiya oo ku sugnaa mid kamid ah degmooyinka gobalka Bakool.

Qaraxa oo ay fuliyeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa waxaa lala beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah oo ku lugeynayay garoonka diyaaradaha degmada Waajid ee gobalka Bakool, waxaana la gaarsiiyay khasaare.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi lagu dhaawacay 8 askari oo katirsan ciidanka Xabashida Itoobiya, waxaana lasoo warinayaa in 2 kamid ah askartaas uu dhaawacoodu halis yahay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.