Sunday, June 15, 2025
HomeAll Newsku Dhawaad 10 Ugandheys ah oo Dhimasho & Dhaawac ku Noqday Howlgal...

ku Dhawaad 10 Ugandheys ah oo Dhimasho & Dhaawac ku Noqday Howlgal ka Dhacay Sh-hoose.

Wararka ka imaanaya gobalka Sh-hoose ayaa ku waramaya, in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay fuliyeen weerar qorsheysan, kaas oo khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Uganda ee qeybta ka ah Shisheeyaha kusoo duulay dalka.

Howlgalka ayaa waxaa ciidanka Uganda lagula beegsaday duleedka degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose.

Ugu yaraan 4 askari oo katirsan ciidamada Uganda ayaa lagu dilay weerarkaan, halka lagu dhaawacay 5 kale, iyadoo sodoo kale khasaare hantiyeed la gaarsiiyay ciidamada Shisheeye ee la beegsaday.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.