Friday, July 4, 2025
HomeAll NewsKu Dhawaad 20 Haween Daaciyaad ah oo ka Qalin Fulay Machadka Khadiija...

Ku Dhawaad 20 Haween Daaciyaad ah oo ka Qalin Fulay Machadka Khadiija Bintu Khuweylid ee Saakow.[WARBIXIN]

Munaasabad ka dhacday xarunta machadka Khajiida Bintu Khuweylid ee soo saara haweenka daaciyaadka ah faraciisa magaalada Saakow ee gobalka Jubada-dhexe, ayaa waxaa loo qabtay fatradii 3aad ee haween ka qalin fulay machadka.

Haweenka qabin jabiyay ayaa waxa ay tiradoodu aheyd 18 arday, waxaana munaasabadda ka qeyb galay oo warbixintaan inooga diyaariyay wariyaheena Maxamed Muudey (Abuu Muslim)

Halkaan ka Degso Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.