Haweenkaan oo wax ka barta Macaahidda iyo Maraakiizta ku yaalla degmada Saakow ayaa waxa ay tiradoodu aheyd 180, kuwaas oo qaatay dowro ay ku qaateen duruus kala duwan.
Dowrada ayaa waxa ay socotay muddo 4 maalmood ah, waxaana ay haweenka ku qaateen duruus kala duwan oo mihiim ah.
Halkaan ka Degso Warka Cabashada