Friday, June 27, 2025
HomeAll NewsKu Dhawaad 30 Gaadiid ah oo Dowladda Kenya Looga Gubay Ismaamul Katirsan...

Ku Dhawaad 30 Gaadiid ah oo Dowladda Kenya Looga Gubay Ismaamul Katirsan Dalkaas.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa dalka Kenya ka dhacay isku dhacyo xooggan oo udhaxeeya ciidamada Booliska Xukuumadda Nairobi iyo dad rayid ah oo careysan.

Isku dhacyo ka dhacay magaalo katirsan ismaamulka Nyandarua ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu gubay, 26 gaadiid ah oo kamid ah gawaarida ismaamulkaas.

Sidoo kale dadka careysan ayaa waxa ay dab qabadsiiyeen Mooto oo ay adeegsanayeen saraakiisha Booliska ee Dowladda Kenya.

Halkaan ka Degso Warka Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.