Monday, April 14, 2025
HomeAll NewsKu Dhawaad 40 Ruux oo ku Dhintay Dufaanno ku Dhuftay Mareykanka.

Ku Dhawaad 40 Ruux oo ku Dhintay Dufaanno ku Dhuftay Mareykanka.

Dhimasho iyo burbur baaxadleh ayaa ka dhashay duufaano ku dhaftay gobollo katirsan wadanka Mareykanka, halka dab si deg deg ah ku faafaya uu gubay keymo ku yaalla dalkaasi.

Duufaannada ayaa soo billowday Jimcihii lasoo dhaafay, waxayna ka tageen burbur baaxad leh iyadoo ay ku nafwaayeen ugu yaraan 37 ruux.

Sedax qof oo kamid ah dadkaasi oo ay gallaafteen duufaanada ku dhuftay Mareykanka waxay ku dhinteen gobolka Alabama ee dalkaasi, walina waxaa halkaasi ka taagan cabsi ay dadka Ameerikaanku ka qabaan duufaanno hor leh.

Dadka Ameerikaanka ah ayaa noqday kuwo musiibooyin la nool, maadaama ay dagaal gardarro ah dowladoodu kaga jirto Dunida, iyaguna ay ku taageerayaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.