Monday, June 2, 2025
HomeAll NewsKu Dhawaad 50 Arday oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Miiraath Al-Anbiyaa' ee...

Ku Dhawaad 50 Arday oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Miiraath Al-Anbiyaa’ ee Kuunyo Barrow.

Waa sawir hore.

Waa munaasabad aad u xiiso badan oo ay ku qalin jebinayaan da’ yar dhameysay qaarna ay xifdiyeen Quraanka Kariimka, kuwaasoo ka aflaxay madarasada Miiraathul Anbiyaa, oo kamid ah madaarista Quraanka lagu barto ee ka furan magaalada Kuunyo-barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Munaasabadda waxaa kasoo qeybgalay marti sharaf kala duwan, oo isuga jira culimo, nabadoonno, waxgarad iyo masuuliyiin katirsan Wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha Hoose, dhamaaantoodana waxay farxadda la qeybsanayeen caruurta xafladda loo dhigay iyo macallimiinta juhdigaas sababta u ahaa.

Halkaan Ka Degso Warbixin.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.