Wednesday, July 2, 2025
HomeAll NewsKu Dhawaad 70 Macallimiin ah oo Dowro Loogu soo Xiray Magaalada Saakow.

Ku Dhawaad 70 Macallimiin ah oo Dowro Loogu soo Xiray Magaalada Saakow.[WARBIXIN]

Galinkiii hore ee maanta oo Talaado ahayd waxaa degmada Saakow ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubada-dhexe ka dhacay, munaasabad ballaaran oo lagu soo xirayay dowro socotay muddo 6 bilood ah oo loo qabtay, ku dhawaad 70 macallimiin ah oo isugu jiray rag iyo dumar, kuwaas oo intii ay dowrada socotay qaatay duruus ku saabsan tasxiixa Qur’aanka Kariimka iyo culuumtiisa.

Halkaan ka Degso Warbixinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.