Wednesday, July 16, 2025
HomeAll NewsKulamo Lagu soo Dhaweynayo Al-Shabaab oo ka Dhacay Degaanka Tardo ee Hiiraan.

Kulamo Lagu soo Dhaweynayo Al-Shabaab oo ka Dhacay Degaanka Tardo ee Hiiraan.[Sawirro]

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyay degaanka Tardo ee dhaca gobolka Hiiraan.

Kulamo lagu soo dhaweynayo Millateriga Mujaahidiinta ayaa ka dhacay degaanka, waxaana lagu arkayaa sawirro laga soo qaaday halkaasi dadka shacabka ah iyo ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab si wadajir ah goob ugu kulansan islamarkaana wada sheekeysanaya oo isku dhexjira.

Hadaba Nabadoon Goolis oo kamid ah waxgaradka Hiiraan ayaan kawareysanay xaaladda deegaanadii ay Mujaahidiintu dib ula wareegeen.

Halkaan ka Degso Wareysiga.

Halkaan hoose ka daawo sawirada.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.