Kulankaan oo ay soo agaansintay wilaayada islaamiga ah ee Gedo islamarkaana ay dowro barbar socotay ayaa waxaa loo qabtay, odayaasha dhaqanka ee magaalada Ceel-Waaq ee wilaayadaas.
Kulanka oo socday 2 maalmood ayaa lagu qabtay deegaanka Buusaar ee gobalka Gedo ayaa waxaa laga soo saaray bayaan ka kooban qodobo dhowr ah oo ka tarjumaya xaaladda dalka.