Kulan looga hadlay go’aannadii kasoo baxday shirkii hoggaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab iyo maktabka siyaasadda iyo wilaayaadka, ayaa dhex maray wilaayada islaamiga ah ee Bakool iyo mas’uuliyiinta degmooyinka wilaayadaas.
Kulan Looga Hadlay Go’aannadii Kasoo Baxay Shirka Aayo ka Tashiga Al-Shabaab oo Lagu Qabtay Bakool.
RELATED ARTICLES