Waxaa magaalada Jamaame ka dhacay kulan u dhaxeeyay wilaayada islaamiga ah ee Jubada-hoose iyo beerleyda gobalka, kaas oo looga hadlay caqabadaha heysta beeraleyda.
Beeraleyda ayaa waxa ay sheegeen in ay muhiim tahay sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha hortaagan beeraleyda, arrinta ugu muhiimsanna ay tahay sidii ay ku heli lahaayeen qalabka beeraha.