Wednesday, April 30, 2025
HomeAll NewsKulan uu Buuq Hareeyay oo Muqdisho ku Dhexmaray Xildhibaannada Dowladda Fedaraalka.

Kulan uu Buuq Hareeyay oo Muqdisho ku Dhexmaray Xildhibaannada Dowladda Fedaraalka.

Waxaa maanta xarunta golaha Baarlamaanka ee Dowladda Fedaraalka ka dhacay, kulan hareeyay buuq iyo sawaxan.

Xildhibaannada mucaaradka oo ku ballamay in Aadan Madoobe uusan shir gudoomin, waxaana markii uu gudooniyaha xarunta soo galay halmar is qabsaday buuq xooggan.

Halkaan ka Degso Warka Buuqa Baarlamaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.