Kulane Jiis oo ah Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka, ayaa si cad usheegay in looga adkaaday dagaalka ay kula jiraan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ciidankoodana niyad jabeen kadib markii qoysaskooda laga saaray guryihii ay degnaayeen.
Wuxuu sheegay in Xasan Sheekh uu wali dowalado shisheeye ka codsanayo ciidamo dheeraad ah oo loosoo kordhiyo, wuxuuna askarta Dowladda Fedaraalka ku tilmaamay kuwo aan tayo lahayn tiro badanba ha lagu sheegee.