Maamulka Yahuudda iyo Dowladda Mareykanka ayaa wali wajahaya khasaaraha adag ee ay ka dhaxleen, duullaanka wuxuushnimada ah ee ay ku qaadeen magaalada Qazza.
Kulan ay yeesheen Madaxweynaha Mareykanka iyo Ra’iisal Wasaaraha Yahuudda ayaa lagu sifeeyay inuu ahaa mid ka dhashay, raja xumada ay ka qabaan dagaalka Qazza iyo maxaabiistooda laga heysto.