Tan iyo wixii ka dambeeyay weerarkii xoogganaa ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen degmada Aadan-Yabaal ee gobalka Sh-dhexe, ayaa waxaa mar qura maanta warbaahinta kasoo muuqday taliyaha ciidamada Dowladda Fedaraalka Odawaa Yuusuf Raage, kaas oo kamid ahaa Saraakiishii ku sugneyd Aadan-Yabaal ee ka badbaaday dagaalka.
Soo muuqashada Generaalka ayaa waxaa ka dhashay hadal heyn xooggan oo dhanka baraha bulshada ah.
Haddaba falanqeyn ku saabsan soo muuqashada Taliye Odawaa Yuusuf Raage oo hadal hayn badan dhalisay waxaa inoosoo jeedinaya Wariye Maxamed Daahir Calasoow.