Labo Ruux ayaa lagu dila ismaamulka Kakamega oo katirsan wadanka Kenya.
Falka dilka ah ee lagula kacay dadkan ayaa ka dhacay tuulada Msalaba ee degmada Malava oo kamid ah ismaamulka Kakamega.
Wararku waxay sheegayaan, in labadan qof ay ahaayeen xoolo dhaqato islamarkaana ay udhinteen jir dil loo geystay.