Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsLibaax Gabar ku Cunay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya.

Libaax Gabar ku Cunay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya ka dhacay, dil uu xayawaanka Libaaxa oo kamid ah kuwa halis ah ugeystay gabar 14 jir ah.

Dilkaan ayaa ka dhacay goob lagu xanaaneeyo duurjoogta oo ku taalla koonfurta Nairobi, sida ay ku warrantay ah hay’adda duurjoogta Kenya ee magaceeda loosoo gaabiyo KWS.

Halkaan ka Degso Warka Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.