Tuesday, July 15, 2025
HomeAll NewsLibaax Nin ku Dhaawac Magaalada Hargeysa ee Gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya.

Libaax Nin ku Dhaawac Magaalada Hargeysa ee Gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya.

Maalintii shalay waxaa beerta Libaaxyada ee ku taalla magaalada Hargeysa libaax ku dhaawacay nin dhimirka looga jiro, kasoo dadkii goobjoogga u ahaa ay sheegeen inuu isagu derbiga uga booday.

Muuqaal laga soo duubay ninkan ayaa lagu arkayay mid kamid ah libaayada ku jiray beerta oo waxyeello ugeysanaya, inkastoo si deg deg ah loogu gurmaday.

Halkaan ka Degso Warka Libaaxa

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.