Madaxtooyada Itoobiya waxaa yaalla ciid laga qaaday degmada Balcad ee gobalka Sh-dhexe.
Haddaba maxay tahay sababta ay Itoobiya u sameysay arrintaas? waxaan arrintaas iyo gumeysiga Itoobiya ka wareysanay Nabadoon Ismaaciil Haaruun oo ah Afhayeenka Nuqabada Wilaayaadka Islaamiga ah.