Thursday, April 10, 2025
HomeAll NewsMaamulka ay Xabashidu ka Dhisatay Soomaali-galbeed oo Dhibaato ku Haya Dadka Shacabka...

Maamulka ay Xabashidu ka Dhisatay Soomaali-galbeed oo Dhibaato ku Haya Dadka Shacabka ah.

Degmada Bookh oo kamid ah dhulka Soomaali-galbeed ee ku hoos jira gumeysiga dowladda Xabashida Itoobiya ayaa waxaa laga soo sheegayaa dhibaatooyin uu geysanayo maamulka ay xabashidu ka dhisatay halkaas.

Maamulka ayaa handadaad iyo xarug ku hayo dadka rayidka ah ee ku dhaqan degmada, taas badalkeedana aysan jirin wax ay ka qabteen dhibaatooyinka xagga nolosha ah ee ka jira degmada.

Teysii Jaamac Barre waxa uu kamid yahay ganacsatada iyo dhalinyarada degmada Bookh oo baxsad ka ah baacsi ay ku hayaan ciidanka maamulka degmadaas ayaa ka hadlay dhibaatada ay wajahayaan dadka rayidka ah.

Waxa uu sidoo kale sheegay in isaga qudhiisa uu baxsad ka yahay magaalada ay ciidan ku raadjoogaan, sababo ku aaddan fakarkiisa oo uu cabiray awgeed.

Audio Player

Halkaan ka Degso Warka Degmada Bookh

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.