Wednesday, May 14, 2025
HomeAll NewsMaamulka Hirshabeelle oo Amray in Lasoo Xiro Xildhibaanno Katirsan Maamulkaas.

Maamulka Hirshabeelle oo Amray in Lasoo Xiro Xildhibaanno Katirsan Maamulkaas.

Maxkamadda gobolka Shabeellaha Dhexe ee mamaulka la baxay Hirshabeelle, ayaa war qad waaran ah oo ay soo saartay ku amartay in lasoo xiro afar xildhibaan oo ay uu horay xilalka uga xayuubiyay maamulkaasi.

Waxay lagu sheegay warqadda mackamadda islamarkaana xildhibaanada eed looga dhigay, iney baxsad ka yihin wax ay ugu yeereen cadaaladda.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaannada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.