Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsMaamulka Hirshabeelle oo Qiray Inuu ku Fashilmay Dagaalka Al-Shabaab.

Maamulka Hirshabeelle oo Qiray Inuu ku Fashilmay Dagaalka Al-Shabaab.[DHAGEYSO]

Cabdi Daahir Guure (Karoore) oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka la baxay Hirshabeelle, ayaa sheegay in ciidankooda ay degaanadii ay joogeen qaarkood kasoo baxeen iyadoo aan wax dagaal ah ka dhicin, kadib markii ay ogaadeen in ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kusoo wajahan yihiin.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ciidankooda ay maamul xumo heyso, islamarkaana uu qof waliba amar siinayo, taas oo sii kordhisay jawahareerka ka heysta dagaallada.

Halkaan ka Degso Warka Wasiirka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.