Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsMaamulka Hirshabeelle oo Xuduud u Sameeyay Goballada Banaadir iyo Sh-dhexe.

Maamulka Hirshabeelle oo Xuduud u Sameeyay Goballada Banaadir iyo Sh-dhexe.[DHAGEYSO]

Masuuliyiin katirsan maamulka Hir-Shabeelle ayaa deegaan hoostaga Balcad, waxay dhegax dhigeen derbi weyn oo ay sheegeen inuu kala barayo gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Banaadir.

Maxamed Xusseen oo ah gudoomiyaha magaalada Balcad ee maamulka Hir Shabeelle, ayaa kamid ahaa dadka ka hadlay goobta laga sameynayay sohdinta.

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah xuduudaha la kala dhex dhigayo umadda Soomaaliyeed, si dhexdooda cadaawad looga abuuro, mustaqbalka dhowna uu gobol weliba u sheegto inuu yahay dowlad madax banaan.

Halkaan ka Degso Warka Hirshabeelle

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.