Friday, July 18, 2025
HomeAll NewsMaamulka Islaamiga ah ee Baay oo ka Warbixiyay Wax-Qabadkiisa Sannadkii Tagay ee...

Maamulka Islaamiga ah ee Baay oo ka Warbixiyay Wax-Qabadkiisa Sannadkii Tagay ee 1446 Hijri.[WAREYSI]

Wilaayada Islaamiga ah ee Baay ayaa sanadkii tagay ee 1446 Hijriyada waxa ay gobalka ka hirgalisay, mashaariic waaweyn iyo horumarro ballaaran, kuwaas oo ay mahadiyeen dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan wilaayada.

Waaaliga wilaatada Islaamiga ah ee Baay Sheekh Xamsa Abuu Jacfar, ayaa waxaa wareysi la yeeshay Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaas oo uu kaga warbixiyay waxyaabihii ay ka hirgaliyeen wilaayada iyo sida ay bulshadu uga faa’iideysatay.

Halkaan ka Degso Wareysi Abuu Jacfar waaliga Baay.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.