Friday, July 11, 2025
HomeAll NewsMaamulka Islaamiga ah ee Hiiraan oo ka Warbixiyay Dagaalladii ka Dhacay Gobalkaas.

Maamulka Islaamiga ah ee Hiiraan oo ka Warbixiyay Dagaalladii ka Dhacay Gobalkaas.

Waaliga wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan ayaa laga wareystay xaaladihii ugu dmabeeyay ee gobolka iyo degaanno hor leh oo gacanta ugalay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Wuxuu sheegay in Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay la wareegeen degaannada Mooro Eri iyo Xaawo Gadiid oo kamid ah gobolkaas.

Halkaan ka Degso Warka Waaliga

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.