Shalay iyo maanta dagaalo ayaa ka dhacayay duleedka magaalada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan halkaasoo ay ku dirireen ciidamada milatariga Xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Fedaraalka oo ay lasocdaan xoogaa maleyshiyaad ah.
Idaacadda ku hadasha afka Xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab ee Andalus ayaa ka wareysatay Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan.