Thursday, June 26, 2025
HomeAll NewsMaamulka Islaamiga ah ee Iiraan oo ka Warbixiyay Dagaallo Shalay ka Dhacay...

Maamulka Islaamiga ah ee Iiraan oo ka Warbixiyay Dagaallo Shalay ka Dhacay Gobalkaas.

Maalintii shalay waxaa gobalka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ka dhacay, weeraro culus oo ay ciidamada Xarakada Mujaaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen deegaanno katirsan gobalkaas.

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Al-Furqaan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan oo wareysi bixiyay ayaa waxa uu faahfaahin kaga bixiyay, khasaaraha ka dhashay dagaalladaas iyo deegaannada lala wareegay.

Halkaan ka Degso Warka Dagaallada Hiiraan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.