Wilaayada Islaamiga ee Jubbada Hoose ayaa diyo ukala wareejisay Beelaha Cowrmale iyo Mareexaan ee dega Gobolkaas.
Munaasabad ka dhacday Jubada Hoose ayay beesha Cowrmale waxa ay Beesha Mareexaan ku wareejisay diyo 30 neef ah, waxa ayna beesha Mareexaan u cafisay beesha Cowrmale 2 neef oo Geel ah.