Sunday, April 27, 2025
HomeAll NewsMaamulka Jubbaland oo Kasoo Horjeestay Aqoonsi ay soo Rogtay Dowladda Fedaraalka.

Maamulka Jubbaland oo Kasoo Horjeestay Aqoonsi ay soo Rogtay Dowladda Fedaraalka.

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha ee maamulka la baxay Jubbaland ayaa gabi ahaanba looga soo horjeestay, waxa loogu yeero kaarka aqoonsiga qaranka oo ay dhawaan soo rogtay Dowladda Fedaraalka.

Waxa uu maamulku tilmaamay in mashruucaas uu yahay mid ay wadato Dowladda Fedaraalka kuna dooneyso dano siyaasadeed oo iyada ugaar ah.

Waxa maamulkaan sheegay inuusan qeyb ka aheyn cidda ay quseyso mashruucaan, ayna si cad uga soo horjeedaan qorshaha Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warka Jubbaland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.