Friday, June 27, 2025
HomeAll NewsMaamulka Jubbaland oo ku Hanjabay in Baladxaawo uu ka Sifeyn Doono Ciidamada...

Maamulka Jubbaland oo ku Hanjabay in Baladxaawo uu ka Sifeyn Doono Ciidamada Dowladda Fedaraalka.

Yuusuf Dhuumaal oo ah Wasiirka Amniga ee maamulka la baxay Jubbaland ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in ciidamo ka tirsan Dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamulka la baxay Jubbaland ay isku hor fadhiyaan magaalada Baladxaawo ee gobalka Gedo.

Dhuumaal ayaa waxa uu sheegay in ay quryaha kasoo uruurin doonaan ciidamada Dowladda Fedaraalka, islamarkaana aan la ogolaan doonin in wax maamulkooda aheyn ay hub sii heystaan.

Halkaan ka Degso Warka Wasiirka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.