Saturday, July 19, 2025
HomeAll NewsMaamulka Jubbaland oo Sheegay inuu Gedo ka Celiyay Diyaarado Hub Siday.

Maamulka Jubbaland oo Sheegay inuu Gedo ka Celiyay Diyaarado Hub Siday.

Gadoomiyaha gobolka Gedo ugu magacaaban maamulka la baxay Jubbaland Maxamed Xuseen Al-Qaadi, ayaa sheegay iney hawada Gedo ka celiyeen diyaarado ciidan iyo hub wada oo ay gobolkaas usoo dirtay Dowladda Fedaraalka.

Wuxuu kaloo intaasi ku daray iney la socdaan dhaqdhaqaayada ciidan ee iyaga ka dhanka ah oo ay ku hawlan tahay Dowladda Fedaraalka laguna qorsheynayo weerar lagu qaado maamulkooda sida uu hadalkiisa udhigay.

Halkaan ka Degso Warka Jubbaland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.