Monday, April 14, 2025
HomeAll NewsMaamulka la Baxay Jubbaland oo Diiday ka Qeybgalka Shir uu Iclaamiyay Xasan...

Maamulka la Baxay Jubbaland oo Diiday ka Qeybgalka Shir uu Iclaamiyay Xasan Sheekh.

Shir loo ballansanyahay inuu qabsoomo labada bisha soo socota ee May, islamarkaana udhaxeeya Dowladda Fedaraalka iyo qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada ayaa waxaa kasoo horjeestay maamulka la baxay Jubbaland oo khilaaf kala dhaxeeyo.

Bayaan ku baaqayay shirkan oo dhawaan kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu cadeyn in Axmad Madoobe uu kasoo qeybgeliyo shirka loo madlan yahay, halka maamulka la baxay Puntland uu horay usheegay ineysan waqti uhayan.

Wasiirka Warfaafinta maamulka la baxay Juabbaland ayaa sheegay in maamulkooda aan laga maamulin madaxtooyada Muqdisho, horayna ay uga baxeen shir kasocday halkaasi, taass ayaana macnaheedu yahay iney ka madax banaan yihiin Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warka Jubbaland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.