Wednesday, May 21, 2025
HomeAll NewsMaamulka la Baxay Soomaaliland oo Lagu Eedeeyay Burburinta Xarumo Ganacsi.

Maamulka la Baxay Soomaaliland oo Lagu Eedeeyay Burburinta Xarumo Ganacsi.

Qaar kamid ah ganacsatada magaalada Hargeysa ayaa kasoo horjeestay, burburin uu maamulka la baxay Soomaaliland ku hayo goobahooda ganacsi.

Ganacsatadaan oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxa ay si adag kaga soo horjeesteen, burburin uu maamulka la baxay Soomaaliland ku hayo goobahooda ganacsi ee ku yaalla magaalada.

Halka loo yaqaanno 26 June ayay inta badan ku yaallaan meharadaha ganacsi ee uu maamulkaan ku howlan yahay burburintooda, waxaana ay ganacsatadu sheegeen in sidoo kale la burburinayo hantidooda.

Halkaan ka Degso Warka Burburinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.