Wednesday, April 16, 2025
HomeAll NewsMaamulka Soomaaliland oo Sheegay Inuu Xiriir Qoto Dheer La Leeyahay Mareykanka.

Maamulka Soomaaliland oo Sheegay Inuu Xiriir Qoto Dheer La Leeyahay Mareykanka.

Wasiirk arrimaha dibadd ee maamulka la baxay Soomaaliland ayaa sheegay inuu dowladda Mareykanka kala dhaxeeyo xiriir uu ku tilmaamay mid sii qoto dheeraanaya sida uu hadalkiisa udhigay.

Wuxuu intaasi ku daray in Mareykanku dano ka leeyahay Geeska ka Afrika, isagoo tilmaamay iney ka shaqeynayaan sidii ay uhirgeli lahaayeen danahaasi.

Wareysi lagu yeeshay wadanka Mareykanka ayuu kaga hadlay arrimahan, isagoo sheegay iney kulmo dhexmareen isaga iyo xukuumadda Washington.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.