Saturday, May 17, 2025
HomeAll NewsMaamulka Mustafa Cagjar oo Xabsi Dheer ku Xukumay Masuul Hore Uga Tirsanaa...

Maamulka Mustafa Cagjar oo Xabsi Dheer ku Xukumay Masuul Hore Uga Tirsanaa Maamulkaas.

Maamulka ay Xabashidu ka dhisatay dhulka Soomaali-Galbeed ayaa sanado badan oo Xabsi ah ku xukumaday mas’uul hore oo katirsanaa maamulkaasi.

Maxkamadda maamulka Mustafe Cagjar ayaa 5 sano oo xarig ah ku xukuntay wasiir ku xigeenkii hore ee ciyaaraha ee mamaulkaasi Ibraahim Abdiqadi.

Ninkan ayaa lagu eedeeyay qoraal uu horay ugu qoray aaladda Facbook-gga, taasoo uu dhibsaday maamulka halkaasi ka jira, shalay ayaana lagu riday xukunkaasi oo ka dhacay magaalada Jigjiga.

Halkaan ka Degso Warka Xabsiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.