Tuesday, April 15, 2025
HomeAll NewsMaamulka Puntland: "Dowladda Fedaraalka Iskama Dhicin Karto Al-Shabaab"

Maamulka Puntland: “Dowladda Fedaraalka Iskama Dhicin Karto Al-Shabaab”[DHAGEYSO]

Maxamuud Caydiid Dirir oo ah Wasiirka Warfaafinta ee maamulka la baxay Puntland oo ka jawaabayay hadal kasoo yeeray Dowladda Fedaraalka oo eedeyn loogu jeediyay maamulkaas ayaa ka dhawaajiyay arrimo dhowr ah.

Wasiirka ayaa sheegay in maamulkooda iyo Dowladda Fedaraalka ay ka dhaxeyso dhibaato soo jireen ah, ayna xukuumadda Muqdisho u taagan tahay carqaladeynta maamulkooda.

Waxa uu sidoo kale sheegay in iyadoo ay taasi ku howlan tahay ay dhanka kale iska difaaci la’adahay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, taas oo kala wareegeyso magaalooyin ciidankeedana xasuuqeyso.

Halkaan ka Degso Warka Maamulka Puntland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.