Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsMaamulka Puntland oo Sheegay inuu Bari Ka Yahay Howlaha ay Wado Dowladda...

Maamulka Puntland oo Sheegay inuu Bari Ka Yahay Howlaha ay Wado Dowladda Fedaraalka.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Ilyaas Cusmaan Lugatuur ayaa sheegay, in maamulkood go’aansaday inuu faraha kala baxo oo uusan qeyb ka noqon, arrin ay wadato Dowladd Fedaraalka.

Wuxuu ku eedeeyay Xasan Sheekh inuu ka leexday wixii loo doortay, islamarkaana uu ka dhamaan la’yahay xaraashka hantida danta guud iyo safarro dibadda ah.

Halkaan ka Degso Warka Puntland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.