Friday, June 13, 2025
HomeAll NewsMaamulka Puntland oo u Hanjabay Mucaaradkiisa Kana Mamnuucay Iney Shiraan.

Maamulka Puntland oo u Hanjabay Mucaaradkiisa Kana Mamnuucay Iney Shiraan.

Cabdulqaadir Axmed Tuurre oo ah gudoomiyaha maamulka la baxay Puntland ugu magacaaban magaalada Garoowe ayaa ka hadlay, shirar ay qolyaha mucaaradku maalmihii lasoo dhaafay ka wadeen magaaladaas.

Gudoomiyaha ayaa sheegay ineysan marnaba ogolaan doonin in magaalada Garoowe ee xarunta maamulka la baxay Puntland lagu qabto shirar uusan ogeyn maamulkaas.

Waxa uu intaas ku daray in xubnaha shirarka qabanaya ay caqabad ku yihiin maamulkooda, hadii ay sii wataan shirarkoodana ay gacmaha ula tagi doonaan.

Halkaan ka Degso Warka Garoowe

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.