Monday, July 14, 2025
HomeAll NewsMaamulka Puntland oo Waaran u Jaray Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Maamulkaas.

Maamulka Puntland oo Waaran u Jaray Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Maamulkaas.

Iyadoo wali ay marba marka ka dambeysa cirka isku sii shareereyso xiisadda ka dhaxeysa maamulka la baxay Puntland iyo Dowladda Fedaraalka oo ciidamo ka abaabuleysa gobolka Sanaag, ayaa wuxuu xafiiska xeer-ilaalinta ee maamulka uu hogaamiyo Siciid Deni warqad waaran ah ujiray, Gudoomihii hore ee Baarlamaanka maamulkaas hogaaminaya ciidanka ay Dowladda Fedaraalku abaabuleyso ee ku sugan halkaas.

Warka kasoo baxay xafiiska xeer-ilaalinta ee maamulkaas ayaa lagu sheegay, iney xasaanaddii kala laabteen Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Gudoomiyii hore ee maamulka la baxay Puntland, waxayna xuseen iney arrintaasi usameynayaan si ay laamahooda amniga ugu fududaato si ay usoo qabtaan dacwadna loogu soo oogo waa sida ay hadalk udhigeen.

Halkaan ka Degso Warka Puntland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.