Saturday, April 19, 2025
HomeWarka GudahaMaamulka Soomaaliland oo Lagu Eedeeyay inuu Dad Xoolo Dhaqato ku Laayay Sanaag.

Maamulka Soomaaliland oo Lagu Eedeeyay inuu Dad Xoolo Dhaqato ku Laayay Sanaag.

Maalintii shalay degaanka Daanweyne oo katirsan gobalka Sanaag waxaa lasoo warinayaa inuu ka dhacay, weerar ay soo qaateen ciidamo katirsan maamulka la baxay Soomaaliland.

Maamulka la baxay SSC ayaa war uu kasoo saaray weerarkaas waxa uu ku sheegay, in maamulka uu hogaamiyo C/raxmaan Cirro uu si bareer ah ulaayay dad xoolodhaqato ah oo ku sugan deegaanka katirsan gobalka Sanaag.

Najiib Barkhadle oo ah Wasiira Warfaafinta ee Maamulka la baxay SSC, ayaa waxa uu shir jiraa’id oo uu qabtay kaga hadlay weerarkaan, isagoona ku tilmaamay weerarkaas uu yahay mid xadgudub ah.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.