Wasiirk arrimaha dibadd ee maamulka la baxay Soomaaliland ayaa sheegay inuu dowladda Mareykanka kala dhaxeeyo xiriir uu ku tilmaamay mid sii qoto dheeraanaya sida uu hadalkiisa udhigay.
Wuxuu intaasi ku daray in Mareykanku dano ka leeyahay Geeska ka Afrika, isagoo tilmaamay iney ka shaqeynayaan sidii ay uhirgeli lahaayeen danahaasi.
Wareysi lagu yeeshay wadanka Mareykanka ayuu kaga hadlay arrimahan, isagoo sheegay iney kulmo dhexmareen isaga iyo xukuumadda Washington.