Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsMaamulka Xabashidu ka Dhistay Soomaali-galbeed oo Dhibaatooyin ku Haya Bulshada.

Maamulka Xabashidu ka Dhistay Soomaali-galbeed oo Dhibaatooyin ku Haya Bulshada.

Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee dhulka Soomaaligalbeed dega ayaa sheegay, in maamulka Itoobiya ugu magacaaban dhulka Soomaaligalbeed ee gumeysiga ku jiro, uu wado dhibaatooyin iyo dulmi ka dhan ah bulshada.

Waxay sheegeen in deegaanka Washaaqo iyo degmada Baarrey ee gobolka Afdheer, maamulka ka jira uu ka shaqeynayo sidii la isugu diri lahaa dadka Soomaaliyeed ee halkaas degan.

Odayaashan dhaqanka ah oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wixii halkaasi ka dhaca uu masuul ka yahay maamulka Mustafa Cagjar hogaamiyo, ee hoostaga dowladda Itoobiya.

Halkaan ka Degso Warka Soomaali-galbeed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.