Wali waxaa halkooda kasoo socda duqeymaha xooggan ee ay isweydaarsanayaan maamulka gumeysiga Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan.
Saacadihii lasoo dhaafay waxa ay labada dhinac is gaarsiiyeen khasaare xooggan, iyadoo geesta kale Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan uu gaaray magaalada Moscow ee caasimadda Ruushka.