Maamulka gumeysiga Yahuudda ayaa waxa uu aroornimadii hore ee maanta waxa uu weerar xooggan oo duqeymo ah ku qaaday, magaalada Tehran oo xarun u ah xukuumadda Siicada ah ee Iiraan.
Duqeymahha ayaa beegsaday bartilmaameedyo muhiim ah oo ay leedahay xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, waxaana ka dhashay khasaare culus oo isugu jira naf iyo maal intaba.