Wilaayaadka Islaamiga ah ee Bakool iyo Hiiraan ayaa ku guuleystay inay xaliyeen Khilaaf udhaxeeyay Laba beel oo dega wilaayaadkaasi.
Kulan ay dowro sharci ah barbar socotay islamarkaana qaatay muddo 11 maalmood ah ayay isku arkeen beelaha walaalaha ah ee kala ah Gaaljecel iyo beesha 2 Ceel-qode, kaas oo ay xal kaga gaareen mad madow soo kala dhex galay labada beelood.