Thursday, May 1, 2025
HomeAll NewsMaamullada Puntland iyo Soomaaliland oo Maxaabiis is Dhaafsaday.

Maamullada Puntland iyo Soomaaliland oo Maxaabiis is Dhaafsaday.[DHAGEYSO]

Maamul goboleeyada la kala baxay Soomaliland iyo Puntland ee uu shisheeyuhu dalka ka dhisay, ayaa maanta is dhaafsaday maxaabiis lagu qabtay dagaalladii ka dhacay gobolka Sool sanadkii 2023-kii.

Diyaarad sidday 15 maxabuus oo maamulka la baxay Soomaaliland looga qabtay dagaalladii ka dhacay Sool ayaa ka duushay magaalada Garoowe, waxayna Hargeysa kasoo qaadeysaa maxaabiis gaareysa illaa 9 maxbuus, halka wararka qaar ay sheegayaan iney intaasi ka badan yihiin oo ay gaarayaan 11.

Halkaan ka Degso Warka Maxaabiista

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.